admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Golaha musharixiinta oo sharuudo ku xirey ka qeyb galka shirka wadahadalka ee la filaayo in lagu qabto magalada baydhabao

Musharixiinta xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa shuruudo dhowr ah waxaa ay kuxireen ka qeyb galka Shirka dib u heshiisiinta Siyaasiyiinta Koonfur galbeed, kaas oo...

Gudoomiyaha baarlamaaka oo gudi farsamo u magacaabey shirka wadahadalada koonfur galbeed

Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya, Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa magacaabay guddiga farsamada ee shirka wadahadalada Koonfur Galbeed Soomaaliya. Guddigan oo ka kooban 7 xubnood...

Beesha caalamka oo ka hadashey tacdiyaadka ka socda laascaanood

Saaxiibada Beesha caalamka ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin rabshadaha ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dad rayid...

Gudoomiyaha aqalka sare oo ka hadley xiisada ka taagan magalada laascaanood

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya oo shir jaraa’id qabtay ayaa Somaliland u diray fariin la xariirta xiisada maalinkii 8-aad ka aloosan magaalada Laascaanood...

Alshabab oo lagala wareegey gacan ku heynta deegaanka masagaway

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa degaanka ayaa Maanta howlgal kula wareegay degaanka Masagaway oo katirsan Gobolka Galgaduud, halkaas oo muddo sanado ah ay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img