admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Reysulwasaaraha Dalka Itoobiya oo Markii ugu Horeysey Ka Hadley Dagaalada U Dhexeeya Oromada iyo Somalida

Ra’iisul Wasaraaha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa waxa uu ka hadlay rabshado dad badan ay ku dhinteen oo gudaha Itoobiya ku dhexmaray qowmiyadaha Soomaalida...

Akhriso: Qoraal Kasoo Baxay Xafiiska Maamulka Fadhiidka ee Shariif Xasan oo Taageerey Xulufada Sacuudiga

War Saxaafadeed ku qornaa Luuqa English-ka oo ka soo baxay Maamulka Shariif Xasan, ayaa lagu muujiyay taageerada maamulkaas ee ku aadan go’aankii Dowladda Sacuudiga...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Gudi u Magcaabey Kiiska C/kariin Qalbi Dhagax

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Maxamed Sheekh Cusmaan “ Jawaari” ayaa Magacaabay Guddigii soo baari lahaa Kiiska C/kariin Shekh Muuse Qalbi Dhagax iyo go’aankii...

Dab Ka Kacay Xerooyinka Barakacayaasha Magalada Kismaayo oo Ay Ku Dhinteen 5 Caruur oo Walaalo ah

Ilaa shan carruur oo walaalo ah ayaa geeriyootay sedex qof oo kale oo ay ku jirto hooyo da' ahna dhaawac ayaa soo gaaray kadib...

Madaxweynaha Dowlada federaalka Somaliya oo U Hambalyeeyey Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay madaxweynaha cusub ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Awaare. Madaxweyne Farmaajo waxaa uu soo dhaweeyay sida...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img