admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Ciidamo Kenyaan ah oo Ku Sugnaa Magalada Baardheere oo Halkaasi Isaga Baxay

Ciidamada Kenya ee qeybta ka ahaa howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ee ku sugnaa magaalada Baardheere ayaa lagu soo waramayaa in ay...

Maamulka Galmudug oo Beeniyey Qoraal Lagu Baahiyey Baraha Bulshada oo Sheegayey Iney Taageertey Xulufada Sacudiga

Maamulka Galmudug ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay qoraal lagu baahiyay baraha bulshadu kuwada xiriiraan kaa oo ku saabsanaa in Galmudug taageertay go’aanka wadamada...

Xogheynta Golaha Shacabka oo Sheegey In uusan Jirin Wax Mooshin ah oo Laga Gudbiyey Xukuumada

Maamulka Golaha Shacabka ee Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa beeniyay in Xildhibaano ay Guddoonka Golaha Shacabka u gudbiyeen mooshin ka dhan ah Xukuumada Soomaaliya. Maamulka Golaha...

Kulankii Barlamaanada dalalka Ku Bohoobey Igad oo Maanta Lagu Soo Gabagabeeyey Magalada Khartuun

Waxaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan maanta lagu soo gabagabeeyey shirkii baarlamannada wadamada ku jira Urur Goboleedka IGAD, kaasi oo Saddex maalmood ka socday...

Dhegeyso:Wixii Dhex Marey Wasiirka Amniga Maamulka Shariif Xasan iyo Idaacada VOA

Idaacada VOA ayaa habeenimadii xaley waxaa ay wareysi la yeelatey wasiirka amniga maamulka Shariif Xasan kaasoo ay ka wareysatey warqad qoraal ah oo maalintii...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img