Monthly Archives: October, 2018

Browse our exclusive articles!

Xildhibaan Idiris Cabdi oo Isku Bedelay Afhayeenka Dowlada Kuna Baaqey In Dacwad Lagu Soo Oogo Xildhibaano.

Xildhibaan Idiris cabdi Dhakhtar oo ka mid ah xildhibaanada xukuumada ay usoo dirtay magalada baydhabo si uu taageero siiyo musharixiinta xukuumada taageersan tahay ayaa...

Dhegeyso: Taliyaha Ciidanka Boliiska Gobolka Baay oo Ka Hadley Amniga Gobol

Taliyaha ciidanka bolkiska gobolka bay Mahad C/raxmaan Aadan oo la hadley warbaahinta ayaa wuxuu sheegay inay muhiim tahay xaqiijinta ammaanka magaalada Baydhabo maadaama dhawaan la...

Xog Reysulwasaare Kheyre oo ku Handaday Wasiirka Gaashaandhiga inuu Taageero Musharixiinta Dowlada Hadii Kale Xilka Weyn Doono.

Xog aynu ka helney magalada muqdisho ayaa sheegeysa in Reysulwasaaraha xukumada federaalka Xasan Ali Kheyre uu ku handadey wasiirka gaashaandhiga Xasan Cali Mohamed (Amardambe) in...

Xaalada Degmada Walaweyn oo Maanta Cakiran iyo Dagaalo Halkaasi Ka Socda

Dagaalo goos goos ah ayaa waxaa ay ka socdaan degmada walaweyne kaasoo geystay qasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac, Waxaa xiran gebi ahaan ganacsiga...

War Deg Deg Ah Dagaal Maanta Ka Bilowday Degmada Walaweyn ee Gobolka Shabelaha Hoose

Warar aynu dhawaan ka helnay degmada wanleweyn ee gobolka shabelaha hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal markii hore ka bilowdey laba...

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img