Xaalada Degmada Walaweyn oo Maanta Cakiran iyo Dagaalo Halkaasi Ka Socda

0
46

Dagaalo goos goos ah ayaa waxaa ay ka socdaan degmada walaweyne kaasoo geystay qasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac, Waxaa xiran gebi ahaan ganacsiga degmada walaweyn waqtigan xaadirka dagaalka waxaa uu ka socdaa gudaha degmada.

Waxaan la xirirney Gudoomiyaha degmada walaweyn Maxamed Siidow wuxuuna inoo xaqiijiyey in uu dagaalku socdo isagoo arimahaasi ka hadlayana halkan hoose ka dhegeyso.

Gudomiye maxamed sidow