War Deg Deg Ah Dagaal Maanta Ka Bilowday Degmada Walaweyn ee Gobolka Shabelaha Hoose

0
33

Warar aynu dhawaan ka helnay degmada wanleweyn ee gobolka shabelaha hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal markii hore ka bilowdey laba beelood hadana faafay dagaalkaasi oo lugta ku haya dhulal la isku heysto.

Qaar ka tirsan dadka deegaanka oo aan qadka telfoonka ku tiigsanay ayaa sheegaya in la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan isku socodka magaladana uu yaraaday dhamaan goobihii ganacsigana albabada loo xiray.

Maamulka degmada ayaan weli ka hadlin dagaalkaasi khasaaraha geystay Ee Ka Socda Degmada Wanla weyn ee gobolka shabelaha hoose balse waxaan isku deyi doonaa inaan qadka telfoonka ku tiigsano masuuliyiinta maamulka degmada.