Monthly Archives: September, 2017

Browse our exclusive articles!

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Kulan La Qaatey Qaar Ka Tirsan Bulshada Rayidka

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah la qaatay qaar kamid ah Ururrada Bulshada Rayidka ah ee ku nool magaalada...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Sheegey In aan Loo Dulqaadan Doonin Dilalka Ay Geystaan Askarta

Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in hadda ka dib aan loogu dulqaadan doonin Askarta ciidamada dowladda dilalka ay u geystaan dadka rayidka ah. Guddoomiyaha Gobolka...

Dhegeyso:Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) oo Xukuumada Federaalka Ku Eedeyey In Diyaarad uu la Socdey ay Ku Xayireen Magalada Hargeysa

Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada magaalada Cadaado. Xaaf oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in Diyaarad...

Reysulwasaaraha Xukuumada Federaalka Somaliya oo La Kulmey Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey

Ra’iisul wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan gaar ah kula yeeshay magaalada New York Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres. Labada...

Daawo Khaakhaan iyo Hasan Aadan oo aan La Yeelaney Wareysi aad u Xiiso Badan oo Dhinacyo Badan Taabanaya

Halkan hoose nagala daawada barnaamij aad u xiiso badan oo aan la yeelaney Legend Nuune Axmed oo ku magac dheer ""Khaakhaan"" iyo aqoonyahan Hassan...

Popular

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Shirka golaha wadatashiga oo ka furmey magalada muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhoweyd ka furmay Madaxtooyada...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img