Monthly Archives: September, 2017

Browse our exclusive articles!

Daawo Waalida Xukun Jaceyl Halka Ay Somalida Maanta Ka Gaartey

Madaxweynaha xilka laga qaaday ee Hiirshabelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa maalintii shaley loo caleemo saaray madaxweynaha cusub ee Hiiraan-Land. Munaasabad ka dhacday magaaladda Beledweyne ayaa...

Daawo Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Shacabka Somaliyeed u Direy Hambalyo Ku Beegan Ciida

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyada ciidda barakaysan ee Al-Adxaa. Madaxweyne Famaajo waxa uu Alle uga rajeeyey shacabka...

Madaxweynaha Dalka Kenya oo Sheegey In Fikir Ahaan uu Kasoo Horjeedo Go,aanka Maxkamada Sare Balse uu u Hogaansami Doono

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in uu fikir ahaan ka soo horjeedo go’aanka maxkamada sare ee dalka ay ku baabi’isay guushii uu...

Daawo: Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Shacabka Somaliyeed Ugu Hambalyeeyey Munaasabada Ciida

Gudoomiyaha golaha shacabka Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa hambalyo ku aadan munaasabadda Ciida Carrafo u diray ummadda Soomaaliyeed. Madaxda dowladda ayaa dhinaca kale maanta...

Maxkamada Sare ee Dalka Kenya oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaantey Doorashadi Dhawaan Ka Dhacdey Dalka Kenya

Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ka soo qaadday doorashadii dhawaan ka dhacday dalka, taasoo uu ku soo baxay madaxweyne Uhuru...

Popular

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Webiga shabeela oo ku fatahay deegoono ka tirsan degmada jowhar

Warar aynu ka helyno magaalada Jowhar ee xarunta gobolka...

Subscribe

spot_imgspot_img