Daawo Waalida Xukun Jaceyl Halka Ay Somalida Maanta Ka Gaartey

0
38

Madaxweynaha xilka laga qaaday ee Hiirshabelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa maalintii shaley loo caleemo saaray madaxweynaha cusub ee Hiiraan-Land.

Munaasabad ka dhacday magaaladda Beledweyne ayaa si weyn loogu sharfay Cosoble uu ku faraxsan inuu aas aasay maamul goboleed cusub.

Maamulkan ayaa ka kooban Hiiraan iyo Shabeelaha Sare, waxaana Cosoble uu sheeegay inuu shaqeyn doono.

Si kastaba arintu ha ahaatee cudurka xukun jalceylka ee kusoo kordhey dalka somaliya ayaa waxaa uu marayaa heersii ugu xumaa ebed maadaama maanta uu maraayo in degmo walbo ama gobol walba inuu sameysto madaxweyne.