Daawo: Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Shacabka Somaliyeed Ugu Hambalyeeyey Munaasabada Ciida

0
23

Gudoomiyaha golaha shacabka Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa hambalyo ku aadan munaasabadda Ciida Carrafo u diray ummadda Soomaaliyeed.

Madaxda dowladda ayaa dhinaca kale maanta salaada Ciida dad badan kula oogay masjidka Isbaheysiga ee magaalladda Muqdisho.