Monthly Archives: December, 2016

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso: Maamulka Somaliland oo Sheegey Ineysan Ka Tirsaneyn Masuuliyiinta Xilalka Ka Haya Dalka Somaliya

Wasiirka Warfaafinta maamulka Somaliland Cismaan C/llaahi Saxardiid ayaa ka hadlay eedeymo ka kala yimid qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland. Wasiirka Wasaarada Warfaafinta maamulka Somaliland...

Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland oo La Wareegey Gacan Ku Heynta Degmada Qandala

Wararka ka imanaya gobolka bari ayaa sheegaya in ciidammada maamul gobolleedka Puntland dib ula wareegeen gacan ku heynta degmada Qandala, kadib dagaal culus oo...

Daawo Sawir uu Maanta Amiin camir Ka sameeyey Madaxweynaha Waqtigiisa Dhamaadey Xasan Sheekh

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxa auu kusoo qaatey sawir uu ka sameeyey madaxweynaha waqtigiisa dhamaadey Xasan Sheekh Maxamuud oo lacagihii uu ka dhacay...

Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Dadban oo Sheegey In Doorashooyinka Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Madaxweynahaba Ay Dhici Doonan Bisha December

Gudiga doorashooyinka dadban ee heer federaal ayaa sheegay in doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo madaxweynaha dhici doonaan ka hor sanadka 2017, taasoo macnaheedu yahay bishan...

Aqriso Sir Ay ka Heshey Degmada Afgooye Daafeet Media Boobka ka Socda Degmada Afgooye Iyo Kaalinta Maamulka Shariif Kaga Jiro Boobkaas

Fadeexad tii ugu darneyd oo Afgooye ka taagan kadib markii Shariif Xasan oo u magacaabey Isuduwaha Wasaarada Maaliyadda ee Gobalka Sh/hoose Shaqsi kasoo jeeda...

Popular

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Shirka golaha wadatashiga oo ka furmey magalada muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhoweyd ka furmay Madaxtooyada...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img