Monthly Archives: December, 2016

Browse our exclusive articles!

Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey KUlanka Madasha Qaranka

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu kaga turjumayo qaabka ay masuulliyiinta madasha qaranka ugu tumanayaan dastuurka kumeel gaarka ah...

Madasha Wadatashiga Qaranka oo Dib u Dhigey 18kii Kursi ee Lagu Kordhiyey Aqalka Sare

War-saxaafadeed xalay waqti danbe ka soo baxay madasha wada tashiga Qaran, ayaa lagu hakiyay 18kii kursi ee 24kii bisha war-murtiyeed ay soo saareen ku...

Biyo La,aan Laga Soo Sheegayo Deegaano ka Tirsan Gobolka Bakool

Wararka naga soo gaaraya deegaano ka tirsan Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in dadka halkaa ku dhaqan soo food saartay biyo la'aan daran. Dadka ka...

Presidential Award and Medal of Justice and Equality For Dr. Omar A. Enow

On December 25, 2016, in an event to commemorate his continuous struggle against social injustice and inequality, Dr. Omar Abdulkadir Enow was hailed by...

Qaar Ka Tirsan Waxgaradka Koonfur Galbeed oo Soo Dhaweeyey Musharaxnimada Prof. Idris Takhar Kuna Baaqey In La Taageero

Aqoonyahano iyo waxgarad kasoo jeeda koonfur galbeed ayaa habeenkii xaley kulan deg deg ah iskugu yimid  ka dib kolkii uu ku dhawaaqay Prof. Idris...

Popular

Kooxda daacish oo sheegtey iney dilee inka badan 50 xubnood oo alshabab ah

Kooxda Daacish ayaa sheegatay in dagaalyahanadooda ay weerarro ku...

Dowlada somaliya oo beesha caalamka u sheegtey ineysan diyaar u eheyn wadahadal ay la gasho dowlada itoobiya

Dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saartay waxay...

Maamulka koonfur galbeed oo kala dhex gaay beelo maahi lasoo dhaafay ku dagaalamayey degmada diinsoor

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminaayo...

Suldaanka beesha jiido Suldaan Warsame oo xabad joojin ugu baaqay beelaha ku dagaalamaya degmada qoryooleey

Suldaanka beesha jiido Suldaan warsame ayaa ugu baaqay xabad...

Subscribe

spot_imgspot_img