Waxaa daqiiqado ka hor lasoo gaba gabeeyey codbixintii wareegii ugu dambeeyey ee madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya taa soo hada qufulka laga qaadey...
War daqiiqado ka hor inaga soo gaarey madasha uu ka socdo doorashooyinka madaxweyne loogu dooranaayo maamulka koonfur galbeed somaliya ayaa sheegaya in musharax C/fataax Maxamed...