Waxaa daqiiqado ka hor lasoo gaba gabeeyey codbixintii wareegii ugu dambeeyey ee madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya taa soo hada qufulka laga qaadey sanduuqyadii cod bixinta si loo tiriyo ruuxa ku guuleysta madaxweynenimada koonfur galbeed somaliya kaasoo ey isugu soo hareen Madoobe Nuunow Maxamed iyo Maxamed Adan farkeeti.
Daafeet.Com
guuuuuuuuuuuuuuul an garab istaagno hadaba madaxwenaheena KG somali.
Comments are closed.