War deg Deg Ah Madoobe Nuunow Maxamed oo ku guuleystey Xilka madaxweynenimada koonfur galbeed somaliya

16
125

nunowMadoobe Nuunow Maxamed oo ku guuleystey xilka madaxweynenimada koonfurta  galbeed somaliya asagoo heley 45 cod waxaana ka halowdey 4 cod halka uu maxamaed adan farkeeti uu heley 28 cod

 

 

Daafeet.com

16 COMMENTS

  1. Hambalyo mudane madaxweyne
    Alah ka dhigo kii kalkisa dadkisa iyo dintiisa u adeegi lahaa.

    waxana ku leyahay masuliyada ad u hayso umada Koonfur Galbeed alah ka dhigo kii ugu cadalad fali laha

  2. Runtii waa fashil in lix gobol la sheegto haddana reer Baydhabo kaliya, Nin Barbare ka yimid, nin Diinsoor ka yimid ay lix gobol sheegtaan. Aniga waan taageersanaa haddase kuma jiro. meeshaad gaartaan aan aragno because waa just fowdo.

  3. Wwwww wan ku faraxsanahay xilka u walakey u qadey ad iyo ad ayan uga faraxsanahay sida u xilka ula dhacay

  4. Alow lagarb gal walalkey sida u u qadey xilakan ma ahan xil fudud wa shey ay u ah muhim ama qali u ah inbadan ayan leyhaya hambaliyo walalkena

  5. Maansha Allah waa nin uu qalma Xilka Allahayow ku garab galoo la qaad Xilka Madobe Nunow AMINNNNNNNNNNNNNNNNN

  6. ugu horeyn shacabka maamulgoboleedka konfurgalbeed ee 6da gobol guul ayaa u soo hoyatay waana inay illaalsadaan marka xiga waxaan hanbalyo leeyahay madaxweynha ay doorteen madoobe nuunoow maxamed hanblyo ayaa leeyahay xilka lagugu aaminana noqo kii ka soo baxo shacabkaasna horumar iyo cadaalada gaarsiiya

  7. Asc mudane madax weyne soo dhawoow ayaan ku leeyahay dalkaaga iyoo dad kaagaba wey kuugu far xeen

  8. maashaa allaahu xambaliyo medine modoowe nuunoow maxamed ilaahay xakuu fudideeyo xilka ween ADgaade Alla xakaadhigo kii umudiisa badbaadiye

  9. mabruuk mabruuk mabruuk alfa mabruuk reer koofur galbeed hanbalyo madaxweyne kheer khabo ilaah hanooga dhigo mucaarad aan iska ilaalino aan wada taageerno si guul mideysan aan u gaarno

  10. waan u hambellyeynaa mudane Modoobe nuunow lkn waxaad okaataa caqabadaha faraha badan hortaada yaala ay ugu weyntahy Xasan sheek kooxdiisa marka waa in aad la tashataa odoyaasha ku soo doortey wax walba.

  11. Hambalyo iyo guul ayaan leenahay, Madaxweynaha K/G Somalia, Middobe Nuunow Mohamed. Cadowga Koofur Somalia galbeed ha jabo, waa jabay maanta. Ha guuleesto Shacabka Koofur Gabeed Soamlia

  12. Hambaliyo hakaan waxaan ugu hambaliyaunayaa madaxwaynaha cusub ee dowlad goboleelka kgalbeed soomalia. Waxan kale uhambalitaynayaa dadwaynaha dega 6gobol.aniga oo ah mr hassan ali adan(yiriska) iyo adan dhaxa

Comments are closed.