Dhegeyso:- Qudbadii ugu horeysey ee uu jeediyey Madaxweynaha Koonfur galbeed somaliya Mudane Madobe Nuunow Maxamed

16
171

nunowAqyaarta sharafta leh waxaan halkan idnkugu soo gudbineynaa qudbadii ugu horeysey ee uu jeediyo madaxweynaha koonfur galbeed somaliya Mudan Madoobe Nuunow Maxamed  qudbadaas oo uu ka horjeediyey xarunta ADC ee maagaada baydhabo ka dib kolkii uu ku guuleystey xilka madaxweyninimo ee koonfur galbeed somaliya 4ta sano ee soo socota.

 

Qudbadii ugu horeysey ee uu jeediyo madaxweynaha konfur galbeed somaliya Mudane madobe nuunow

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Qudbadii ugu horeysey ee uu jeediyo madaxweynaha konfur galbeed somaliya Mudane madobe nuunow Mobil

 

Daafeet.Com

16 COMMENTS

  1. Guuleyso madaxweynaha k/galbeed somalia waxan u rajeynaya inuu noqdo qofkii umada reer k/galbeed isku keeni lahaaa

  2. Hanbalyo hanbalyo hanbalyo dhaan dadka reeer konfur/galbeed sidookale daafeet.com waan idin mahad celineynaa guuuuleeysta guuleeysta guleeysta

  3. hambalyo iyo bogaadin waxaan u jeedinayaa Reer koonfur galbeed sidey u wada dhan yihiinba Odayaasha haba ugu horeeynaane, mar labaad iyo maar sedexaadba waxaan leeyahay hambalyo is raaca oo Guuleysta , Madoobe Nuunow Karti ayaan kugu ogeyn kartidaada sii laba laab dul duleyl yuu kaa helin cadowgaaga Umada aad madax weynaha u noqotey iyo alle ayaa ku garab taagan,,,,,,,,, wblhi towfiiq

  4. hambalyo iyo bogaadin waxaan u jeedinayaa Reer koonfur galbeed sidey u wada dhan yihiinba Odayaasha haba ugu horeeynaane, mar labaad iyo maar sedexaadba waxaan leeyahay hambalyo is raaca oo Guuleysta , Madoobe Nuunow Karti ayaan kugu ogeyn kartidaada sii laba laab dul duleyl yuu kaa helin cadowgaaga Umada aad madax weynaha u noqotey iyo alle ayaa ku garab taagan,,,,,,,,, wblhi towfiiq

  5. Thank you Daafeet.com, history will tell. Congratulations K/G, Aniga waxaan qabaa in laga soo horjeesta Mooriyaan Hasan Safarow. Ilaa ay ka aqoonsadaan Dowlada K/Galbeed.

  6. HAMBALYO;-Madaxweynaha iyo M Xigeenka Maamulka KGalbeed ee Soomaaliya,HAMBALYO dhamaan bahda Webside-yada ka qeyb qaatay Soo tebintii Tooska aheyd ee Doorashadda.GUUL-GUULEEYSTA WALIGIIN.HOWSHANA ALLAAH HA IDINKU GARAB-GALO, AAMIIN- AAAMIIN-AAAMIIN.

  7. Mabruuk, Madaxweynaha cusub iyo ku xigeenkiisa, Ilaah garabkiina ha galo anagana waxaan idiinla garab taaganahay taageero hiiliyo hooba leh.

  8. scw alaahu akbar alaahu akbar guul guul mudane madaxwene kusoo dhowow qalbi furan niyad saafi ah iyo shacabkaaga koofur galbeed soomaaliya oo farxad aan lasoo koobi karin kuu qaba ,
    kanaxow jab kufarxow loolow
    wabilaahi towfiiq.

  9. scw alaahu akbar alaahu akbar guul guul mudane madaxwene kusoo dhowow qalbi furan niyad saafi ah iyo shacabkaaga koofur galbeed soomaaliya oo farxad aan lasoo koobi karin kuu qaba ,
    kanaxow jab kufarxow noolow
    wabilaahi towfiiq.

  10. scw salaan kadib waxaan qalbi furan niyad saafi ah kusoo dhoweynayaa madaxweynaha iyo ku xigeenadiisa dowlad goboledka k.galbeed soomaaliya guul guul,
    kanaxow jab kufarxow noolow
    wa bilaahi towfiiq.

  11. hanbalyo madaxweyne noolow cidkastoo ku diidan cagta hoosteed fariin gaar ah dawlada federaalka ha ogaato rabitaanka shacbka gobaladan dagan ha tix gilso dimoqraadiyada dal dadkii la haabaa dhistay maamul dam jadiid iyo kooxda sidam waxaa idinka maqan nidaamka federaaliisamka

  12. Masha alaah jsodhawow mudane madaxweyne mudane madaxweyne kuxigeen mudane madowe nuunow mudane mahamuud seyid adan howl adag illaah ha idin fududeyo ciidanka halahojiyo cadowgene hajabo

  13. Masha alaah hambalyo jsodhawow mudane madaxweyne mudane madaxweyne kuxigeen mudane madowe nuunow mudane mahamuud seyid adan howl adag illaah ha idin fududeyo ciidanka halahojiyo cadowgene hajabo

  14. hambalyohambalyo gacmaha isqabsada waa in aad naga ilaalisaan qilaaf iyo isqab qabsi waa in aad qancisaan ergoyinka 6gobol jsodhawow mudane madaxweyne mudane madaxweyne kuxigeen mudane madowe nuunow mudane mahamuud seyid adan howl adag illaah ha idin fududeyo ciidanka halahojiyo cadowgene hajabo

Comments are closed.