Maxamuud Sayid Adan oo loo doortey Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee koonfur galbeed somaliya

6
218

maxamudGolaha Guurtida Koonfur Galbeed ayaa u doortay madaxweyne ku-xigeenka cusub ee Koonfur Galbeed Mudane Maxamuud Sayid Aadan.

Doorashada Madaxweyne ku Xigeenka ayaa u dhacday si gacan taag ah, waxaana jirin cid kula tartantay Maxamuud Sayid Aadan Xilkaan Madaxweyne ku xigeen ee Koonfur Galbeed.

Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada, iyagoo shaaciyey in si aqlabiyad ah codka ku helay Maxamuud Sayid Aadan.
Daafeet.Com

6 COMMENTS

  1. mabruuk maxamuud sayid aadanwaa halyey koonfurgalbeed mabruukmadaxweyne iyomadaxweyne ku xigen.

  2. KKKKKKKKKKK raxaweyn waxay gurigeydaba shir kusoo qabato ay soo wadaba wax walba in ay iyada ay noqoto ayey rabtey lkn taasi ma u rumooweyso maamulka lixda gobol aawey dadkooda xilka ma adinkaa isku aruursanaya bal daawo inta usoo tartantey oo dhan maxadweynimada kuligooda wa raxaweyn marka meesha waxa ka cad iney dadba wax u ogogeyn waxan leeyahay iyaga iyo hawiyeba wax isma dhamaan shabaabka wa ayaga hadan maamulkaan iyaga marka mooryaanta habar gidir wax ma dhaantaan waadna mahadsantihiin

  3. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kuwa mabruuk dhahayna dhamaantooda wa raxaweyn qof kale ma ahan marka maamulkaan meeshu ku danbeyn doon ayan arkeynaaaaaaaaaa kan 3 gobol aya aan raaci doonaaaaaaaaaa hadan nahay dadka reer sh.hoose

Comments are closed.