WARARKA War deg deg ah Madobe Nuunow Maxamed iyo Maxamed Adan Farkeeto oo isugu soo harey wareegii kama dambeysta By admin - March 3, 2014 2 272 FacebookTwitter Waxaa wareegii ugu dambeeyey ee doorashooyinka madaxweynenimo isugu soo harey Madoobe Nuunow Maxamed iyo Maxamed Adan Farkeeti taasoo la guda geli doono dadiiqadaha soo socda haduu alaha awooda leh idmo. Daafeet.Com Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)
qofkii soobaxa oo ilaahey calafkiisa ku dara ayaan taageersanahay guul ayaan u rajeynayaa dedka dega gobalad isku midoobey aad iyo aad ayaan u faraxsanahay dhalinyarada waxaan farayaa difaaca dawladiina u istaaga guul guul

guuuuuuuuuuuuuuuuul mabruuk kiiuuleysto ha loom istaago difaaca dalka koonfureed.
Comments are closed.