Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso:- Afhayeenka Alshabab oo ka hadley Qunsulka ey Kenya usoo magacawdey Kismaanyo

Xarakada Al-Shabaab ayaa markii ugu horeesay waxa ay si kulul uga hadashay Qunsulka la sheegay in Dowlada Kenya usoo Magacawday Gobolada Jubooyinka, halkaas ay...

Howlgalo Maanta laga sameeyey Degmada Xudur ee Gobolka Bakool

Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa ka hadlay howlgallo ay dhowaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka. Guddoomiyaha degmada...

Madaafiic Xaley lagu garaacey Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir

Madaafiic ayaa xaley lagu garaacey qeybo ka mid ah gobolka banaadir madaafiicdaas oo geystey dhibaato isugu jirta dhimasho iyo dhaawac, Inta la ogyahay ilaa...

Daawo: Madaxweynaha Konfur Galbeed oo Dhagax Dhigey Aargo mesha laga soo galo magalada baydhabo

Mas’uuliyiinta dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya ayaa kawada Baydhabo hawlo dib u dhisid xarunta madaxtooyada Koonfur galbeed, taallooyin, iyo aargooyin lagu qurxinayo magaalada Baydhabo...

Dhegeyso:- Kenya oo Qunsul usoo magacawdey Magalada Kismaanyo

Shalay magaalada Kismaayo waxa gaaray Sargaal la sheegay in dawlada Kenya usoo magacawday Qunsul ka shaqeyn doona magaalada Kismaayo. Warqada Aqoonsiga Qunsulnimo ayaa waxa ka...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img