Daawo: Madaxweynaha Konfur Galbeed oo Dhagax Dhigey Aargo mesha laga soo galo magalada baydhabo

0
30

madobeMas’uuliyiinta dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya ayaa kawada Baydhabo hawlo dib u dhisid xarunta madaxtooyada Koonfur galbeed, taallooyin, iyo aargooyin lagu qurxinayo magaalada Baydhabo oo ah xarunta gobolka Bay.

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Mudane galbeed Madoobe Nuunoow ayaa dhagax dhigay dhisme aargo wayn oo lagu dhisayo wadada aadda dhinaca Muqdisho aaada si ay u noqonto mid bilicda magaalada sare u qaadda.

Dhagax-dhigga aargada waxaa goob-joog ka ahaa xubno ka mid ah wasiirrada maamul iyo madaxweyne ku xigeenkiisa, Maxamuud Sayid Aadan, isagoo ka hadlay sidii dib u dhisid loogu sameyn lahaa magaalada, loogana qayb qaadan dib u dhiska guud ee magaalada.

Daafeet.Com