Dhegeyso:- Kenya oo Qunsul usoo magacawdey Magalada Kismaanyo

4
73

kenyanShalay magaalada Kismaayo waxa gaaray Sargaal la sheegay in dawlada Kenya usoo magacawday Qunsul ka shaqeyn doona magaalada Kismaayo.

Warqada Aqoonsiga Qunsulnimo ayaa waxa ka gudoomay sargaalkaasi Hogaamiyaha maamulka Raskambooni Axmed Maxamed Islaam (Madoobe).

 

Kismaanyo iyo madoobe

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Kismaanyo iyo madoobe Mobil

 

Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. xassan jilacow markuu koonfurgalbeed 6 uudiidaayey illeen kenyey dhulkii ka gadeen asaga iyo shariif sakiin walee waa la isku dhamaanaa soomaalina meeley ka soo wada jeesanaayaan.dadka kenya ka iibiyey dhulka,

  2. asc arinkan hadey dowlada kahadliweydo waxaad ogaataan in dhulkaasi si dhabah loo iibsaday, kenyana waxaan u sheegeenaa intey goori goortahay iney ka qaataan lacagta kuwa ay siisteen hadiikale iguna ay waayidoonaan nairobi walaahi waa ay wayidoonaan kismaayo iskadhaafee kenyaay waayi doonaan dabadhilifyadana waxaan leeyahay ogaada soomaaliya majoogi doontaan ee karuqaansada agtayada qoti ayaad katihiin iyo ajnabi

  3. Maalin walba Soomaaliya waxaa ka dhaco arrimo xanuun badan oo ay dadku is yiraahdaan waa tii ugu darneed, uga yaabka badneed ama ugu xumeyd. Nasiib darada wax waaye ma is dhihi kartid tana uga xun uguna dambeyso ileen wax kasi xumaan karo majiraane. Laakiin maalin kasta wax ka si yaabiyo aad maqleysa oo ti hore ka daran.

    Qof kasto oo Somaali xalaal ah aad bu ogu xumaaday marku maqlay:

    “Kenya oo Qunsul usoo magacawdey Magalada Kismaanyo”
    Magacawida wax macno weyn ah kuma jiro, laakin si dhageeyso:
    “Dowlada Kenya ayaa waxa ay qunsul usoo magacaabatay magaalada Kismaayo kaasoo uu waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay gudoomiyaha jabhada Raaskambooni Axmed Madoobe”!
    Arintaani wa nooc kale oo ka gidisan dhibabka kale oo aan ku jirno ama naso maray: Moryaan iyo Calooshod u shaqeeystoyaal ajanbi ah kana yimid wadan kale oo shasheeyo ah ay inta gobol Somaaliya ku yaal xoog ku qabsado oo misane ku casumto Dowlad kale oo shasheeyo ah in eey qunsul ka furato”
    Markasta waxan ka hadalna dhibka maalintaas jira, laakin marna mala so qaado waxa keenay dhibkaan iyo shidadaan umada ku jirto iyo kuwa marki hore good kaan nugo riday.

  4. Asc, horta waxaan aad laga xumaado ah dad mas’uul sheeganaya aan dadkooda u naxeenin sida loo raafayo hooyooyInka iyo caruurtooda marka Dowladda F.somalia maxa u qabatay dadka somaliya Kenya intaas xumaan u geysatay ma abaal uguu dhigtay inay qunsuliyad ka furato kismaayo sidee u ogoolaatay
    Dowladda F. Somaliya

Comments are closed.