Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso:- Xildhibaan Maxamed Omar Dalxa oo ka hadley Xadgudubka ka socda Kenya

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Kenya aan loo dulqaadan karin tacadiyada iyo waxyeeleynta ay wadaan. Xilldhibaanka aya...

Alshabab oo Hanjabaat u dirtey Gudoomiyeyaashii Degmooyinka ee Xilka laga qaadey

Xarakada Al-shabaab ayaa ku hanjabtay inay beegsanayso guddoomiyeyaashii degmooyinka gobolka Banaadir ee xilalka laga qaaday, kuwaasoo ay ku eedeeyeen inay dhibaatooyin horay ugu geysteen...

Dhegeyso:- Safiirka somaliya u fadhiya Kenya oo xaqiijiyey in Somali hor leh maanta laga soo tarxiili doono Kenya

Dowlada Kenya ayaa maanta waxaa ey dalkeeda kasoo musaafurin doontaa somali sharci daro ku joogtey dalka kenya sida uu xaqiijiyey Safiirka somaliya u fadhiyo...

Nicholas Kay oo sheegey in loo baahan yahay in la Horumariyo Xoruyada Saxaafada

Ergeyga gaarka ah ee Xoghaya guud ee Qarama Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa maanta war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiskiisa ku sheegay in...

Xildhibaan C/llahi Axmed Xuseen oo maanta gaarigiisii lagu qarxiyey Degmada Xamar weyne

Gaari uu leeyahay Xildhibaan C/laahi Axmed Xuseen ayaa saaka lagu qarxiyay Degmada Xamarweyne ee Gobalka Banaadir, sida uu Xaqiijiyay Guddoomiyaha Degmada Xamarweyne C/qaadir Maxamed...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img