Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Dagaal Xoogan oo ka Dhacay Ceelwareegow oo ka Tirsan Degmada Marka

War naga soo gaaray Jiida Ceelwareegow ayaa sheegaya in Saakay halkaasi uu Dagaal ka qarxay. Dagaalka ayaa soo biloowday barqadii Maanta, wuxuuna soo gaaray...

Daawo Xaflada Qalin Jebinta Quraanka Kariimka Ee Masjid Al Hikma Toronto

Aqyaarta sharafta leh  waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa xaflada qalin jebinta quraanka kariimka oo ay sameynayeen masjid al hikma taariiqdu markey eheyd 2-8-14 taasoo...

Dowladaha Yurub oo Dhaqaale ugu Deeqey Xukuumada Federalka

Gudiga Midowga Yurub ayaa dhaqaale dheeraad ah ku daray deeq gargaar oo loogu talo galay dalka Soomaaliya, iyadoo laga jawaabayo baahida sii korortay ee...

Xildhibaan Sheekh Adan Madeer oo Maanta Magalada Muqdisho lagu Aasey

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu aasay Xildhibaan Sheekh Aadan Madeer oo ka tirsanaa Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya oo shalay kooxo hubaysan ay Muqdisho ku toogteen. Aaska...

Qaar Ka Tirsan Xildhibaanada Kasoo Jeeda Puntland Oo Maanta Dib Ugu Laabtey Puntland

Magaalada Garoowe waxaa maanta dib ugu soo laabtay qaar kamid ah xildhibaannada Puntland kasoo jeeda ee ka tirsan Baarlammaanka Dowladda Federaalka ah ee Somaaliya. Xildhibaannadan...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img