Monthly Archives: April, 2014

Browse our exclusive articles!

Dhegayso..Gudoomiye ku xigeenka golaha guurtida K/G”Madaxweynaha waa inoo dhaartay,Jawaarina aad iyo aad ayaan u wada shaqaynay”

Gudoomiye ku xigeenka golaha guurtida KoonfurGalbeed Soomaaliya Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur Ugaas Xuseen ayaa waxa uu maanta ka warbixiyay kulamadii ay la qaateen Madaxweyne...

Dhegayso…Gudoomiyaha degmada Waajid oo sheegay inay magaaladu go’doon tahay

Gudoomiyaha degmada Waajid ee gobolka Bakool Cabdulaahi Yariisoow ayaa waxa uu maanta ka dhawaajiyay in degmadiisa Waajid ay dhan kasta ay go'doomiyeen Xarakada Shabaab...

Daawo:- Gudoomiyaha barlamanka Prof Maxamed Osman oo maanta ka qeyb qaatey soo celinta bilicda magalada baydhaba

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa muuqaal gudoomiyaha barlamaanka prof Maxamed Osman Jawaari  oo ka qeyb qaadanaya soo celinta bilicda magalada baydhabo ee bal nala...

Hambalyo Aroos farxad leh Xasan Cali Deerow iyo Saciido Xaaji Axmed

hambalyo hambalyo   Daafeet.Com

Gudoomiyaha Barlamanka Prof Maxamed Osman Jawaari oo maanta ka qeyb qaatey nadaafadeynta magalada baydhaba

Waxaa maanta magalada baydhabo ka dhacay barnaamij loogu magac darey soo celinta bilicda magalada baydhabo halkaas oo ey shacabka magalada isugu soo bexeey si...

Popular

Hay’ada Ocha oo sheegtey in dad badan oo soomaliyeed ay dhinteen cudur daacuunka

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xirka arrimaha bini’aadan-nimada...

Gudoomiyaha xisbiga himilo oo sheegay in dalka ka qabsoomi karin doorasho aan heshiis lagu eheyn

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed ayaa ku...

Webiga shabeele oo ku fahatay xaafado ka tirsan degmada beledweyne

Qeybo ka mid ah Xaafadaha Xaawa taako iyo Kooshin...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka fuliyey deegaanka golweyn ee gobolka shabelaha hoose

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 26-aad guutada...

Subscribe

spot_imgspot_img