Gudoomiyaha degmada Waajid ee gobolka Bakool Cabdulaahi Yariisoow ayaa waxa uu maanta ka dhawaajiyay in degmadiisa Waajid ay dhan kasta ay go’doomiyeen Xarakada Shabaab oo haatan degmada aan waxna soo galin waxna ka bixin shacabkuna ay macluul u le’anayaan.
Halkan ka dhegayso hadalka GudoomiyahaUnknown Album