Dhegayso..Gudoomiye ku xigeenka golaha guurtida K/G”Madaxweynaha waa inoo dhaartay,Jawaarina aad iyo aad ayaan u wada shaqaynay”

0
129

joowGudoomiye ku xigeenka golaha guurtida KoonfurGalbeed Soomaaliya Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur Ugaas Xuseen ayaa waxa uu maanta ka warbixiyay kulamadii ay la qaateen Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Afhayeenka Baarlamaanka Jawaari ayaa waxa uu sheegay in Madaxweyne uu dhaar ka maray in aanu isaga dabada ka riixayn maamulkii dhicisoobay ee Shariif Sakiin halka Jawaarina uu ku sheegay inuu aad iyo aad ula shaqeeyay kana mahadcelinayaan.

Halkan ka dhegayso hadalka UgaaskaUnknown Album