Monthly Archives: August, 2013

Browse our exclusive articles!

Daawo:- Aqoonyahanada Gobolka Shabelaha Hoose oo ka hadley Arinta Mucawinada iyo Dagaalada

Kolan balaaran oo ey yeesheen aqoonyahadanada kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa lagu qabtey magalada muqdisho kulankaas oo ey kasoo qeyb galeen aqoonyahow...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo la kulmey Madaxweynaha Dalka Ugandha

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa xalay kulan dheer la qaatay dhiiggiisa dalka Uganda, Yoweri Museveni, iyadoo kulankan oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Uganda...

Dhegeyso: Muqtaar Roobow oo Godane ka Ceyrsadey Deeganka Goobaale ee Gobolka Sh/Hoose

Dagaal u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Hogaamiyaha Al-shabaab Axmed Godane iyo sidoo kale Mukhtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka...

Ciidamo ka tirsan Alshabab oo shaley tababar loogu soo gabagabeeyey Magalada Baardheere

Dagalyahano ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa tababar loogu soo xiray shalay galinkii dambe magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Gudaha magaalada ayaa lagu arkay boqolaal ciidamadaasi...

Daawo:- Odayaasha Aw Digil oo furka tuurtey una sheegey Beesha habar Gidir in Gobolka Sh/Hoose eysan waxba ku laheyn

Nabadoon Maxamed Cali Xaaji jeele oo ka tirsan nabadoonada digil ayaa waxaa uu sheegey in hishiisiinta ka socta magaalada muqdisho ee ey wado dowlada...

Popular

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Shirka golaha wadatashiga oo ka furmey magalada muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhoweyd ka furmay Madaxtooyada...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img