Monthly Archives: August, 2013

Browse our exclusive articles!

Dhegayso…Xuseen Bantu oo shaki geliyay in kooxda Axmed Madoobe la aamino karo.

          Wafdigii dowlada uga qaybgalay kulankii Adis-Ababa ayaa waxay maanta qado la qaateen Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud. Kulankan oo wafdigu ay madaxweynaha warbixin ka siiyeen marxaladihii...

Dhegayso…Xasan Shiikh "Heshiiska waxa uu ahaa mid aan aad u tanasulnay"

              Madaxweynaha dowladiisu ay burburka bilowday ee Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxa uu maanta ka hadlay heshiis beenaadkii magaalada Addis Ababa wakiilkiisu kula gaaray Arbacadii...

Dhegayso…Maxamed Xasan Xaad"Inta badan oo lacaro geliyo dowlada ayay dhibaato ku tahay"

              Iyadoo ay isa soo tarayeen dhaliilaha iyo diidmada loogaga soo horjeedo heshiiskan ay Dowlada Federalka Soomaaliya ay la gashay shaqsi Ajnabi ah misna weli...

Dhegeyso:- Xildhibaan Khalid Cumar Cali oo iska fogeeyey eedeymaha loo soo jeediyey Xildhibanada kasoo jeeda Gobolka shabeelaha hoose

Waxaan qadka telfoonka ku tiigsaney xildhibaan Qalid Cumar Cali oo ka mid ah xildhibaanada kasoo jeeda Gobolka shabeelaha hoose in mudana kasoo muuqdey siyaasada...

Alshabab iyo Ciidamada dowlada oo xaley ku dagaalamey Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool

Xoogagga Al-shabaab ayaa lagu soo warramayaa in saqdii dhexe ee xalay ay weerar ku qaadeen degmada ceelberde, degmadaas oo ay gacanta ku hayaan ciidamada...

Popular

Qaramada midoobey oo ka digeytey dhibaatooyinka ka imaan kara roobabka Guga

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay fatahaado baahsan oo ka...

Dhegeysiga maxkamada sayid cali oo maanta furantey

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Axad ah...

Kooxda daacish oo sheegtey iney dilee inka badan 50 xubnood oo alshabab ah

Kooxda Daacish ayaa sheegatay in dagaalyahanadooda ay weerarro ku...

Dowlada somaliya oo beesha caalamka u sheegtey ineysan diyaar u eheyn wadahadal ay la gasho dowlada itoobiya

Dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saartay waxay...

Subscribe

spot_imgspot_img