Video

Waa Barmaanijkii War helaa Talo Helaa oo ey marti inoogu yihiin Dalxa, cali H iyo C/nuur

Barnaamijka War  helaa talo  Helaa waxaa isbuucan marti inuu ah ah Xildhibaan Maxamed Omar Dalxa , Dr Cali Hasan iyo C/Nuur Ibraahin barnaamijkan waxaan...

Waa Barnaamijkeenii Dadow doodnoy oo ey Marti inoogu yihii Cali Atoore Ibrahin Kaduud iyo Luul Shurow

Sidaad inooga barateen isbuuc walba waxaan idin soo gudbinaa barnaamijkeenii dadow dodnooy, Barnaamijkaas waxaa isbuucan marti inoogu ah Cali Maxamed Kuusow oo ku magac dheer...

Waa barnaamijkeenii Dadow Doodnoy waxaa isbuucan marti inuugu ah Suldan Warsame iyo Xasan Xaji

Barnaamijkeenii Dadoow Doodnoy oo aad nooga barateen in aan idin soo gudbino usbuuc walba maalinta Axada ayaa usbuucan waxaa inoogu marti ah Suldaan Warsame...

Catherine Ashton iyo Madaxweynaha somaliya oo shir jaraid wada qabtey

Wakiilka arrimaha dibadda ee Midowga Yurub Baroness Catherine Ashton iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si wada-jir ah waxay shalay xarunta Midowga Yurub...

Barnaamijkeenii Dadow Doodnooy oo Isbuucan marti inoogu ah Yusuf Muumin iyo C/rahman Sheekh

Dhegeystayaal sida aad inooga barateen barnaamijkeenii Dadow Doodnoy waxaa isbuucan marti inoogu ah Gudoomiyaha Jaalida Digil iyo Mirifle ee dalka Ingiriiska Yusuf Muumin Mayow...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img