Barnaamijkeenii Dadow Doodnooy oo Isbuucan marti inoogu ah Yusuf Muumin iyo C/rahman Sheekh

0
85

yus iyo abdDhegeystayaal sida aad inooga barateen barnaamijkeenii Dadow Doodnoy waxaa isbuucan marti inoogu ah Gudoomiyaha Jaalida Digil iyo Mirifle ee dalka Ingiriiska Yusuf Muumin Mayow Iyo Gudoomiyhii hore ee degmada Qoryooleey C/rahmaan Sheekh Maxamed.

Isbuucan barnaamijka waxaan diirada ku saareynaa xaalada ka jirta gobolka shabeelaha hoose iyo sidii wax looga qaban lahaa.

hadaba daawasho wacan.