Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Gudiga Farsamada ee Arimaha Doorashooyinka oo La Kulmay Qaar Ka Tirsan Maamul Goboleedyada

Guddiga farsamo ee ka baaraan degida Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah ay kulan la yeeshaan Axsaabta siyaasadda dalka...

Dhegeyso: Madaxweynihii Hore ee Maamulka Hirshabeele oo Ka Hadley Amni Darada Ka Jirta Wada Isku Xirta Muqdisho iyo Jowhar

Madaxweynihii hore ee Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo ka hadlayay falalka Amni darro ee mararka qaar ka dhaca wadada xiriirisa Magaalooyinka Muqdisho...

Dhegeyso:Khudbadii Waare uu Ka Jeediyey Shirka Mudulood

Khudbadii uu ka jeediyey Madaxweynaha HirShabelle Maxamed Cabdi Waare Shirkii Mudulood Ee Maanta ka furmay Muqdisho ayaa waxa uu kaga hadlay Arimo Muhiim uu...

Dhegeyso: Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble oo Sheegey In Marnaba Aan La Aqbali Doonin Mudo Kororsi

Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa sheegay in maranaba aysan ogolaan doonin in muddo kororsi ay sameeyso dowladda uu...

Dhegeyso: Dani oo Sheegay In uu Rajo Wanaagsan Ka Qabo Qabsoomida Shirka Dhuusamareeb 2

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uu rajo wanaagsan ka qabo qabsmoomida shirkaas,isla markaana dadka iyo dalka Soomaaliya wayaaboo dan u ah...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img