Dhegeyso:Gudiga Farsamada ee Arimaha Doorashooyinka oo La Kulmay Qaar Ka Tirsan Maamul Goboleedyada

0
94

Guddiga farsamo ee ka baaraan degida Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah ay kulan la yeeshaan Axsaabta siyaasadda dalka & Ururada Bulshada rayidka.

Sii hayaha xilka Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Saalax Axmed Jaamac oo kamid ah xubnaha dowladda federalka ah ku matalaya guddiga ayaa sheegay in maanta ay kulan la qadanayaan Axsaabta siyaasadda dalka iyo Ururada Bulshada rayidka.