Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Booliska Magalada Baydhabo oo Amar Kusoo Rogey Shacabka Magalaada Baydhaba

aliyaha Saldhiga Booliska Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Korneyl Mukhtaar Ibraahim Axmed ayaa sheegay in dadka ku dhaqan magaalada iyo nawaaxigeedaba looga baahan...

Dhegeyso: Amni Xumada Ka Jirta Degmada Kaaraan oo Halkii Ugu Xumeyd Mareysa

Taliyaha qeybta Bari ee Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Dhexe Khaliif Cabdulle Maalin ayaa sheegay in degmada Kaaraan ee gobolkan Banaadir ay ka jiraan...

Dhegeyso: Dani oo Amrey In Barteeda Lagu Toogto Cidii Damacda Inay Carqaladeyso Maamulka Puntland

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in marnaba aysan ogolaan doonin in deegaannada Puntland laga dhex sameeyo khalalaaso iyo waxyaabo keeni...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Sheegay In Reysulwasaare Kheyre Xilka Laga Qaaday

Gudoomiyaha Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka dalbaday soo Magacaabista Ra’iisul Wasaare Cusub. Waxaa uu sheegay...

Dhegeyso: Hooyo Sheegtey In Gabadheeda Yaxaas Kaga Cunay Fatahaada Degmada Afgooye

Dhibaatooyinka uu fatahaada webiga ku hayo degmada afgooye ayaa maalinba maalinta kasii dambeysa sii badanaya taasoo weli dadkii ay la dhaalaal dhacayaan biyaha tirada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img