Reysulwasaare rooble oo maanta kulan la qaatey masuuliyiinta beesha caalamka

0
78

Shir u dhaxeeyey masuuliyiinta beesha caalamka ee ku suganmagalada muqdisho & Ra’iisal Wasaaraha Xil gaarsiinta Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa lagu falan qeeyey sidii xal waara looga keeni lahaa arinta ku saabsan Doorashada iyo Muranka hareeyey.

Ra’iisul Wasaare Rooble Ayaa soo dhigay Qoraalkaan Bartiisa Facebook kadib Shir uu la yeeshay Xubnaha Beesha Caalamka.

Warar ayaa sheegaya in Saaxiibada Caalamka Ee La kulmay Ra’iisal Wasaare Rooble ku dhaliileen Dawlada Hogaankeeda inay adeegsaneyso Awood, meeshii la rabay inay wax tabashada la qabo xalkeeda fiiriso.