Daawo: Baarlamaanka Maamulka Somaliland oo Ka Hor Yimid Heshiiska DP World Suaalo Badana Ka Keeney

0
31

Xildhibanada baarlamaanka maamulka somaliland ayaa kasoo horjeestey heshiis 3 geesood ahaa oo ay dhawaan wada saxiixdeen maamulka somaliland itoobiya iyo shirkakada Dp World