Monthly Archives: February, 2018

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso:Xildhibaan Shariif Sheekhuna Maye oo Ka Jawaabey Hadalkii Kasoo Yeerey Xildhibaan C/llahi Sheekh Ismaciil

Xildhibaan Shariif Sheekhuna Maye oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo...

Golaha Qurba Joogta Koonfur Galbeed oo Soo Dhaweeyey Go,aankii Kasoo Baxay Waxgaradka Gobolka Shabelaha Hoose

Golaha qurba joogta koonfur galbeed ayaa soo dhaweeyey kulankii shaley ay qaateen Salaadiinta, Xildhibaanada, Aqoonyahanka, Siyaasiyiinta, Qurba joogta iyo Haweenka kasoo jeeda Gobolka Shabeelaha hoose...

Daawo Xildhibanada Digil iyo Odey Dhaqameedyadooda oo Markii ugu Horeysey Boorka Iska Jafay

Kulan aad u balaaran oo maalintii shaley ka dhacay magalada muqdisho ayaa isugu yimid xildhibanada beesha digil ugu jira aqlka hoose iyo odey dhaqameedyadooda. Kulankaas...

Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo Maanta Gaarey Magalada Baydhaba

Garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo waxaa ka degtay diyaar gaar ah oo sida wafdi uu horkacayay Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali Abuu-Mansuur. Amaanka magaalada Baydhabo ayaa siweyn...

Taliyihii Hore ee Ciidanka Amison oo Maanta Xilka Wareejiyey

Taliyihii hore ee ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM Gen Cusmaan Nuur Subagle ayaa xilka ku wareejiyay Gen. Jim Besigye Owoyesigire oo noqonaya taliyaha cusub...

Popular

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Shirka golaha wadatashiga oo ka furmey magalada muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhoweyd ka furmay Madaxtooyada...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img