Dhegeyso:Wasiirka Arimaha Dibada oo Sheegey In Xukumada Qorsheyneyso Sidii Amisom Ay Ugula Wareegi Lahaayeen Amniga Dalka

0
80

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay diyaarinayso qorshaha ciidamada AMISOM ay kaga baxayaan Gudaha Soomaaliya,islamarkaana guud ahaan Ammaanka Soomaaliya loogu wareejin lahaa ciidamada dowladda Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya loo xilsaaray in ay diyaariso qorshaha AMISOM ay ku wareejinayso guud ahaan meelaha ay kaga sugan yihiin Soomaaliya.

Wasirka-Arimaha-Dibada