daafeet.com
Dhegeyso:Wasiirka Arimaha Dibada oo Sheegey In Xukumada Qorsheyneyso Sidii Amisom Ay Ugula Wareegi Lahaayeen Amniga Dalka
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay diyaarinayso qorshaha ciidamada AMISOM ay kaga baxayaan Gudaha Soomaaliya,islamarkaana guud ahaan Ammaanka Soomaaliya loogu wareejin lahaa ciidamada dowladda…