Dhegeyso: Reysulwasaaraha oo Sheegey Caqabadaha Hor Taagan In Ciidan Qaran La Dhiso

0
34

Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay dadaal dheer ku bixisay sidii loo ogaan lahaa tiradda Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Waxaa uu sheegay in baaritaano badan oo ay sameeyeen in ay soo ogaadeen in ay jiraan Ciidamo badan oo ku jira Liiska Ciidamada oo aan shaqeyn hadana Mushaarqaata iyo sidoo kale ciidamo waa hore dhintay oo ku jira Liiska Ciidamada, islamarkaana ay dad ku qaataan lacag.

Cod-Kheyre

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cod-Kheyre MObil