daafeet.com
Dhegeyso: Reysulwasaaraha oo Sheegey Caqabadaha Hor Taagan In Ciidan Qaran La Dhiso
Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay dadaal dheer ku bixisay sidii loo ogaan lahaa tiradda Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyee…