Monthly Archives: October, 2017

Browse our exclusive articles!

Akhriso: Taariikh Nololeedkii Madoobe Nuunow oo kooban (1948-kii-2017-ka).

Madoobe Nuunow Maxamed waxa uu 1948-kii ku dhasahay degmada Diinsoor ee gobolka Baay Soomaaliya. Waa Siyaasi muddo dheer kasoo mid ah Baarlamaanka Soomaaliya. Maahayn Mudane...

Taliyeyaasha Ciidanka Booliska iyo Nabadsugida oo Xilka Laga Qaadey

Kulan goor dhaw ay ku yeesheen magaalada Muqdisho xubnaha gollaha wasiirada ayaa looga dhawaaqay in xilalkii ay hayeen laga qaaday Taliyeyaasha Booliska iyo Nabadsugida. Kulanka...

Xukuumada oo Sheegtey In Lasoo Afjarey Weerarkii Shaley Ka Dhacay Hoteelka Naasahablood 2

Saraakiisha hay’addaha Amniga Soomaaliya ayaa sheegay in ay soo afjareen weerarkii hoteelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho oo kooxda alshabab ay shalay gudaha...

Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Warbaahinta Daafeet Media waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u direysaa dhamaan umada somaaliyeed gaar ahaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey Alaha u naxariistee...

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya oo Eedeyn Usoo Jeediyey Beesha Caalamka

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa qoraal uu ku qoray Wargeyska Mareykanka ee NY Times ayuu kusoo bandhigay xaaladda...

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img