Monthly Archives: March, 2016

Browse our exclusive articles!

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Soo Dhaweeyey Hubkii Ay Dhawaan Qabteen Ciidanka Faransiiska ee Ku Sugan Xeebaha Somaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweeyey dadaalka waddamada caalamka ee saaxiibka ah ay uga hortagayaan hubka sida sharci-darrada ah...

Dhegeyso:-Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo Rajo Weyn Ka Muujiyey Qaabka Uu U Socda Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan Iyo Shabelaha Dhexe

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee sida weyn u mucaaradsanaa dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa rajo ka...

Odayaasha Beelaha Hawiye oo Maanta Xamar Ku Qabtey Kulan Looga Hadlaayo Masiirka Gobolka Banaadir

Odayaasha-dhaqanka Beelaha Hawiye oo Maanta kulan ay ku yeesheen magalada muqdisho waxaa ay kaga hadlayeen Aaya-ka-talinta iyo Mustaqbalka caasimada Somalia ee Muqdisho, iyagoo sheegay...

Daawo:Gaari Waxyaalaha Qarxa Laga Soo Buuxiyey oo Maanta Lagu Qabtey Degmada Hodon

Aroornimadii hore ee saaka ayaa Ciidamada nabad sugida ee NISA waxaa ay gacanta ku dhigeen gaari waxyaalaha qarxa laga soo buuxiyey oo loogu tala...

Daawo sawir uu Amiin Ka Sameeyey Dayacaada Ay Xukuumada Dayacdey Abaaraha Ka Jira Dalka

Amiin Camir ayaa waxaa uu maanta qalilnkiisa dul dhigey caqaba xumida ay ku socoto siyaada dalka iyo heerka ay maanta gaarsiisan tahay ayadoo dad...

Popular

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Webiga shabeela oo ku fatahay deegoono ka tirsan degmada jowhar

Warar aynu ka helyno magaalada Jowhar ee xarunta gobolka...

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka turkiga oo kusoo wajahan dekeda magalada muqdisho

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka turkiga ayaa la...

Qaramada midoobey oo ka digeytey dhibaatooyinka ka imaan kara roobabka Guga

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay fatahaado baahsan oo ka...

Subscribe

spot_imgspot_img