Dhegeyso:-Xildhibaan Daahir amiin Jiisow oo Ka Hadley Maamul u Sameynta Jowhar iyo Hiiraan

0
24

dahir amiin jeesowXildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa sheegay in aysan ku qanacsaneyn sida ay wax uga socdaan magaalada Jowhar, isagoo sheegay in aysan dawladdu waxba waqti ah siinin xulida Ergooyinka iyo shaqsiyadka ka qeybgalaya.

Hadaladii xildhibaan Jiisowna waxaa ka mid ahaa.

Dahir Amiin

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Dahir Amiin Mobil