Daawo:-Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlada Federalka Oo Booqdey Baydhabo

0
40

xaji caliWafdi uu hogaaminaayo wasiirka wasaarada arimaga gudaha Xaaji Cali Sheekh Maxamed ayaa maalintii shaley waxaa uu booqasho ku tegey magalada baydhaba halkaas oo uu kula kulmay maamulka shariif hasan ee ka aramiya magalada baydhaba.

Wasiirka ayaa waxaa kaloo uu booqdey ciidan ku xareysan xerada Cali Salamey oo la sheegey in loo sameynayo maamulka shariif xasan oo ka kala imanaya 3da gobol ee uu ka arimo ciidankaasi oo in mudo ahba tababar ugu socda xeradaas.

Hadaladii wasiir kuxigeenkana waakan ee nala daawada.