DHEGAYSO…WARARKA WADAJIRRADIO ATLANTA

0
66

wadajiro

 

 

 

 

—Wasiirka arimaha gudaha oo maanta la kulmay gudiga maamul u samaynta gobalada dhexe.
—Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo dagaalada gobalka galgaduud
—Masuuliyiin ka tirsan dowlada federaalka oo saxiixay buuga tacsida gudoomiyaha baarlamaanka dalka jabuuti oo wali ka furan magaalada Muqdisho.
—Qaad la’aan maanta ka jirta Soomaaliya.
—Dagaal ka dhacay duleedka Buurhakaba.
—Howlgalo dad badan lagu qabqabtay oo ka socda magaalada Baydhabo.
—Maamulka degmada Tiyeegloow oo sheegay inuu shabaab ka qabsaday dhul hor leh
—Suxufiyiinta Baydhabo oo ka hadlay cadaadiska uu maamulka Shariif Xasan uu ku hayo.
—Shirar iska soo horjeeda oo Qaban qaabadoodu ay ka kala socoto Garbahaarey iyo Dolow
—Kulan lagu soo xulayo xildhibaanada gopbolka gedo oo Doolow ka bilowday
—-Odoyaasha Garbahaarey iyo Hay,adaha oo ka wada hadley sida loo xakameyn karo Abaaraha iyo Biyo yarida

Halkaan ka dhegayso