Monthly Archives: October, 2014

Browse our exclusive articles!

Live u Daawo Muslimiintii oo Maanta Gudanaya Waajibaadka Hajka iyo Ayagoo Ku Qul Qulaya Carafaat

Waxaan halka hoose si live ah uga daawan kartaa muslimiintii oo maanta gudanaaya waajibaadka xajka. http://www.youtube.com/watch?v=7-KaQZsX3Lw#action=share

Ciid Mubaarak

Waxaa mahad leh ALLAH inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ciid-Al-Adhxa halkaan uga dirno dhammaan Ummadaha Islaamka,Ummadda Soomaaliyeed iyo akhyaarta ku...

In ku dhow 2.5 Milyan Xaaji oo maanta istaagay Arafa.

ILLAAH haka wada aqbalee waxaa maanta Buurta Carafa dul istaagay in ku dhow 2.5 Milyan oo Xujay ah si ay u gutaan rukniga Shanaad...

War Deg Deg Ah Alshabab oo Isaga Baxay Degmada Baraawe

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Al-shabaab ay iskaga baxeen Degmada Baraawe oo aheyd Fariisinka ugu weyn Xarakada Al-shabaab. Dad Goobjoogeyaal ah...

Daawo:-Muxsiniin Qurba Jooga Ah oo Ka Farxiyay Agoontii Aradaneyd

Waxaa markii labaad muxsiniinta qurbo joogta ah ay dharka CIIDUL-ATHXA ALMUBAARAK ugu deeqeen Agoon isagu jirta Wiilal iyo Gabdho  oo tiradadooda tahay 15 . Waxaa...

Popular

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Shirka golaha wadatashiga oo ka furmey magalada muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhoweyd ka furmay Madaxtooyada...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img