Monthly Archives: October, 2014

Browse our exclusive articles!

Hay’adda SADO oo Howlo Gurmad Biyo dhaamin ah ka sameysay Gobolka Gedo(Sawiro)

Howshan balaaran ee gurmadka Biyo dhaaminta ah ee ay Hay,adda Samafalka SADO ay ka wado Tuulooyin badan oo hoos taga degmooyinka Baardheere iyo Ceelwaaq...

Dhegayso khudbadihii Riwaayada Shinbiryahow Heesa Hees wanaagsana inoo Heesa ee Baydhaba.

              Waxaa Fajac,Yaab iyo Amakaag intuba ku noqotay shacabka Soomaaliyeed mas'uuliyiin sheeganaya inay mas'uul ka yihiin shacabka sida Jahwareer Jawaari iyo Xasan Xoolo oo ayagu...

Faah faahin ku saabsan Shaqaaqadii maanta ka dhacday Baydhabo iyo Wararkii ugu danbeeyay

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo caasimada KoonfurGalbeed ayaa waxay ku waramayaan in magaalada Baydhabo caawa ay aad u kacsan tahay isla markaana haatan ay...

Dhegayso..Shir Jaraa’id ay wada qabteen Xildhibaanada KoonfurGalbeed”Jawaari iyo Xasan yay xukumaayaan kolkay Shacabku gumaadayaan”

Qaar ka mid Xildhibaanada Baarlamaanka Fedraalka ah ee Soomaaliyeed ee kasoo jeeda KoonfurGalbeed kuna sugan magaalada Muqdisho ayaa shir Jartaa'id ay ku qabteen magaalada...

Dhegayso..Wariye Faashil ah oo isku dayay inuu caburiyo codka shacabka KoonfurGalbeed.

Wariye Cabdicasiis Dhaga Cade oo ka mid ah Wariyayaasha ku fashilmay Amaanada Saxaafada ayaa isagoo ay ka dhexguuxayaan Kooxda Sedexda gobol ee Garaadyaro waxa...

Popular

Qaramada midoobey oo ka digeytey dhibaatooyinka ka imaan kara roobabka Guga

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay fatahaado baahsan oo ka...

Dhegeysiga maxkamada sayid cali oo maanta furantey

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Axad ah...

Kooxda daacish oo sheegtey iney dilee inka badan 50 xubnood oo alshabab ah

Kooxda Daacish ayaa sheegatay in dagaalyahanadooda ay weerarro ku...

Dowlada somaliya oo beesha caalamka u sheegtey ineysan diyaar u eheyn wadahadal ay la gasho dowlada itoobiya

Dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saartay waxay...

Subscribe

spot_imgspot_img