Dhegayso..Madaxweyne Madoobe Nuunoow oo Shir Jaraa’id ku beeniyay war uu sheegay Nicholas key

0
32

nuunetMadaxweynaha KoonfurGalbeed Soomaaliya Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa waxa uu maanta shir Jaraa’id oo uu kaga hadlaayay kulankii uu shalay kula qaatay Baydhabo wakiilka Qaramada midoobay ee Soomaaliya Nicholas Key uu ku sheegay inay nasiib daro tahay hadalada beenta ah ee ka soo yeeray Nicholas Key ee ku aadanayd inay isla meel dhigeen in la dhiso maamul ka kooban Sedex gobol.

Halkan ka dhegayso

 

Unknown Album