Xildhibanada iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Gobolka gado oo qaadacay shirka maanta xamar ka furmey

0
135

muqdishoGobalka Gedo siyaasiyin iyo Xildhibaano kaso Jeeda oo horay u taageersanaa siyaasada dowlada ee arrimaha Jubbaland ayaa Muqdisho kulan balaaran ku yeeshay waxayna gabi ahaanba gaashanka ay u daruuren shirkaas iyagoo gaba gabadii shirkooda Kaso saaray Bayaan.

Inkstoo xubnahaan isku mawqifka ka qaarkood ay ka caroodeen qaabka dowlada u qaybisay xubnihii ka horjeeday Maamula Jubba oo ay ku kala sugan yihiin Gobalka Gedo iyo Muqdisho.

BAYAN-REER-XASAN-MAREXAAN-AY-KU-DIIDAN-YIHIIN-SHIRKA-JUBBOYINKA

 
Daafeet.Com