Daawo:- Dhaawicii soo gaarey Wafuudii Gaariga kula gadoomey Meel u dhow Shalanbood

1
37

Shil 6Kol dhow ayey aheyd kolkii ey miino kula qaraxdey gaari ey la socdeen Agaasimaha guud ee Gobolka Shanelaha Hoose Gudoomiyaha Gobolka, Gudoomiye ku xigeenka dhaqaalaha gudoomiy ku xigeenka nabadsugida ee gobolka iyo gudoomiye kuxigeenka arimaha bulshada ee goboka.

Wafdigaasi ayaa wuxuu socdaal ugu docdey magalada Marka ee xarunta gobolka shabeelaha hose taasoo marii dambe keentey in qaar ka mid ah wefdigaasi uu dhaawac kasoo gaaro shilkaas.

Waxan qadka telfoonka ku hiigsaney qaar ka mid ah dadkii saarnaa gaariga wexeyna inoo sheegeen in ey hada caafimaad qabaan oo dhibaato badan eysan jirin wexeyna xuseen inuu dhawaciisa waxoogaa uu badnaa Gudoomiye kuxigeenka Nabadsugida Axmed Cumar madane asna uu hada caafimaad qabo.

Shil 2 (1)

Shil 2 (2)

Shil 3

Shil 4 (2)

Shil 5 (1)

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

Comments are closed.